Recent Posts

Pages: 1 ... 8 9 [10]
91
Qaybta Su'aalaha / Re: Su'aal: Finan yaryar oo dhalfada iiga soo baxay?
« Last post by SomaliDoc on June 09, 2019, 12:35:04 PM »
Inkastoo finanka jirka ka soo baxo ay kala duwan yihiin, aragtine lagu garto, laakiin finanka ugu badan ee xubinta ama qooraha ka soo baxo oo aan xanuunka lahayn waxay ka dhashaan qanjirrada yaryar ee soo daayo saliidda oo afka ka xirma, kadibne fin ayaa samaysmo markaad tuujisidne waxaa finka ka soo baxo wax cad oo aan ur lahayn, waxaana loo yaqaanaa "Sebum" waa dufan meesha ku aruurtay. tan uma baahno wax daawo ah, laakiin waa in nadaafadda ku dadaashaa.

Hadduu finkaasi ka duwan yahay kan kugu yaallo fadlan la xiriir dhakhtar.
92
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Xiniinta bidix aa iga maqan?
« Last post by Nasiib1234 on June 08, 2019, 11:11:45 AM »
Waxaa iga maqan xiniinta bidixda dhibaato mey ii keenee
93
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Tattoo shabada iyo dhiig miirista?
« Last post by Yasiincali on June 06, 2019, 12:11:47 PM »
Asc somalidoc dadka shabada jirkooda ku shabadeyay dhiig ma tabaruci karaan blood donations ma sameyn karaan
94
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Waxaan isku arkay suuxdin?
« Last post by Kamaal on June 02, 2019, 10:39:07 PM »
Asc dr waxan qabaa suaal caafimaad

Dr waxan isku arkay suxdin aan miyir beelayo ma ana ogi in ay wadnaha dhinacisa tahay maxaa keena suuxdin ama qofka in uu dhaco marka aan suxayo waxan dareemaa lalabo iyo wareer kadibna indhaha imadoobada kadibna saas baan ku dhacaa
95
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Finanka ka soo baxa dhuunta?
« Last post by Abdi... on June 02, 2019, 10:08:39 PM »
asc wan salamaya dhaman dhaqatiirta boga iyo memberska ku xidha.[]
Su aashaydu waxay ku saabsan tahay finanka kasoo baxa dhuunta ama hilib dalqaha hoostiisa ku wasoo ay iga soo baxeen mudo laga jooga sadex kahor
Waxa waqtigaas laha tonsilitis.
Waxaana aan iska saaray tonsitiska sanad iyo badh ka dib mudo hada laga joogo.
Walina waan leyahay finankii wawayna
Mana laha wax dheecana ama xanuun.
Waxa dhaqtar aan utagay iishegay inay  finankani kenay xanuunka loyaqan {Gerd} wuxuna isiiyey anti acid dajiya
Waana qatay mudo wax is badalana kuma hayo walina waa side.
Marka malaga yaba inan hadii ay siijiran aan ka qaado upper resporory cancer?
Maxaanse isaga daawayn karaa xanuunkan ama finankan igu yaala dhakhtar?
96
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Maxaa keeno jir dillaaca?
« Last post by Meymuna axmed on June 02, 2019, 08:47:16 PM »
Asc, somdoc aad baad umahadsanidin
Suasheydu waxay tahay maxa keena jirka oo calamado sida meel wax ku qalay cml kuso baxa? Calamad sida mindi ku saray oo kaale huritaan ayu leyahay asbuucyo kadib wuu baa ba"a.
97
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Sanboorka maxaa keeno?
« Last post by Umu sumaya on May 26, 2019, 05:43:04 PM »
Asc somali doctor su aasheyda waxay tahay waxaan mudo 4 bilood isku arkay wax aan mooday  sanboor  oon awal horay u laheyn mudadaas waxaan isku arkay cuncun sanka ah  curan hindhisho indhaha oo i cun cuna barar iyo guud isku darsada markaas uu sas igu kacsanyahayna qaaxada ama sanqada waxaan  iiga dhadhamaayo dhiig dhaqtar uma tagin lkn waxaan cunay kaniinka xasaasiyada INDOL asagana hada wan la qabsaday oo waxba igama taro. boorka iyo dabeysha waa igu kiciyaan xoolaha hadan agtagona waa igu kacaa. Dr Talo ayan ubaahna marka
98
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Waxan qoyan ka dareema ibta hore?
« Last post by Samirali on May 26, 2019, 03:10:40 PM »
Asc Dr. aad baan kaaga mahadceliniya sida kartida iyo wanaaga leh ee aad ugu adeegto bulshada.

Dr. waxa an ilaa yaraantaydii qoyaan yar oo kaadi ah ka dareema ibta hore ee buuryada, hadda waxa an jiraa 23 sanno, qoyaankaasi maaha mid dharka qayaan badan ku samaynayay oo waa wax aad u yar inta badana dareen ma leh lakin waxa aan ku cabsada inu maryaha iga nijaaseeyo sidaasna uu salaaddi dhib iiga noqdo, mudadaasna waxa an ku laabayay maro yar taas oo aan xiliga salaada nadiifiyo, taasna waxa an ka baqay in ay mustaqbalka caafimad daro igu keento. Haddii aan baadhay ciladaasna waxa an ku arkay boggaga cafimaadka urinary incontinence wax ay ku sheegeen, inkasto xaladaha ay soo taxeen ay taydu ka duwantahay. Bal digtoore ciladaas wixii aad talo iga siinaysid adigoo mahadsan.
99
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: In muddo ah af-shiir baan i haya?
« Last post by Mohamed.ali on May 26, 2019, 11:28:35 AM »
Asc alaykum ditore allaha kugu abal mariyo janno hoosha aad bulashada uheeso su aasheda waxa waaye in muddo ah af shiir baa ihaya ilkaha gariiga ayaan ku kantarolay iyo italia sido kale quuman ka wan kontroley wa negative marka 2013dii baa bacteria calosheda laga helay daawo ayan uqaatay lakn wali shiirka wuu jogaa hawada urkana waa midka imaneso caloosha subixii dhandhankeega mafiicno inta aanan cadeesan daaco fara badan wan leyahay xitaa hadan dhaho iska yeelyeel boqolal jeer waan daacan karaa  gaasna waan qabaa marka xiriirka gaaska iyo af shiirka udhaxeeya muxuu yahay? Tankale talo ayan kaaga baahanahay
Mahadsanid
100
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Saamaynta galmada is xigxigta?
« Last post by Maxamediiriye86 on May 25, 2019, 09:53:50 PM »
Asc dr  waxaan suaal iga ah   in galamada is xigxigta ee qofka raga ah sameeyo in ay isbedal ku  yimaado  xaga  tayada iyo tirada  shahwada ama biyah raga  tusaale  haddii ninku uusan sameyn wax  galmo ah In mudo ah  mahsanid somdoc sida aad nooga haqabtirtiid baahid  caafimad ee aad noo soo gudbisida jzka laah
Pages: 1 ... 8 9 [10]