Recent Posts

Pages: [1] 2 3 ... 10
1
Qaybta Su'aalaha / Re: Su'aal: Dhiigkar ayaa la igu sheegay?
« Last post by Abdiyare22 on September 20, 2019, 09:03:03 PM »
an inta su aal si racsade
ma hal malin kaliya inta lagu baray u 156 iyo 86 noqday  kadibna lagu dhahay waa qabta mise dhor maliba lagu baray oo inta le soo sheegay mashiimka
2
Qaybta Su'aalaha / Re: Su'aal: Dhiigkar ayaa la igu sheegay?
« Last post by Abdiyare22 on September 20, 2019, 09:00:06 PM »
sxb sharkeey an ku su aale meqa mara laga cabiray dhiiga markii lagugu sheegayay dhiigkarka mida kale hadu dhiigada aha 156 kan hosana aha 86  side kuso dagay ma dawa qadatay mise dawo adoo qadanu soo dagay blse jawaab an ka sugaa sxb sare
3
Qaybta Wacyi Galinta / Re: Dhiigkarka - Su'aalo iyo Jawaabo muhiim ah.
« Last post by Abdiyare22 on September 20, 2019, 08:50:05 PM »
asc bahda cafimadka sida ad u dhantihin  bacda salan waxan raba ina idin weydiyo
qof qaba dhiigkar ma dhici kartaa dhigisa inu imado 115 kan kore ah kan hose 70 asoo wax dawo ah qadan
mida kale meqa malina cabirka kagu xaqijiya qof qabo
4
Qaybta Su'aalaha / Salan
« Last post by H.ismailson on September 20, 2019, 07:51:45 PM »
Asc. Suashaydu waxay tahay waxad sheegtay caadaysiga siigaysiga in waxyabaha laga dhaxlo aya ka mid tahay caad indhaha ku samaysma.
Faahfaahin dheeraad ah iga sii
Sida loo daweyo, hadi u wado leeyahay iyo wixi talo ah aad iga siin karto.
 mahadsanid dhamantin
5
Qaybta Su'aalaha / Riyo
« Last post by Ahmed_Carab on September 18, 2019, 05:50:45 PM »
Asc bacda SomaliDoc.


Waxaan ahay nin dhaliyaro ah oon weli guursan. Waxaan cabsi ka qabaa markaan guursado ka bacdi in aan lakulmo ciladda looyaqaan "Biyo baxa degdegga ah", sababta aan sidaas ugu cabsi qabo ayaa ah, markii habeenada qaar ayaan riyoodo ama isku junubo, biyaha horay ayay igasoo boodaan anigoon cayaartaba bilaabin, marka arintaas biyo baxa degdega riyada ah, saameyn ma igu yeelan karaa hadhow markaan guursado!?
6
Qaybta Su'aalaha / Cudurka shahwada
« Last post by Yahye1 on September 18, 2019, 12:46:48 AM »
Asc dr waad ku mahadsan tahay hosha noheysid dr hadaa su’asheyda u soo gudbo
 Doctor marka ey shahwada iga imaado ayaan waxan ku dhax arkaa burqo burqo kalarka jaala xigeenka ah wax xanuun ah iguma heyso  lkn  kaadida ayaa xanuun dareema doctor marka  maxakena dr  mahadsanid doctor
7
Qaybta Su'aalaha / Cod keyga ayaa aad u ayar dr
« Last post by Yahye1 on September 18, 2019, 12:36:50 AM »
Asc doctor waxaan jiraa 20 sano mida i heysato ayaa ah codkeyga ayaa aad u yar anigoo nin raga  marka su’asheyda  waxaa waaye maxaa  sababay in ow codkeyga yaraado sida dumarka doctor mahadsanid
8
Qaybta Su'aalaha / Su aal hooyadey oo wawal iyo cabsi
« Last post by Gantaal on September 16, 2019, 12:16:09 AM »
Asalaamu calaykum
Su aashaydu waxaa weeye hooyaday oo waa yeel ah ayaa waxaa la soo darsay cabsi dadkii daryeela hayay ee ay iyadu dhashay in ay tidhaahdo way iqalan hayaan marka faddan igucaawiya  cilmiga illahi idin baray allaha idin barakeeyee
9
Qaybta Su'aalaha / Re: Su'aal: Shahwadayda waa boqokiiba 5%?
« Last post by SomaliDoc on September 08, 2019, 05:40:04 PM »
Waxyaabo badan ayaa keena xawada ama tirakoobka shahwada oo yaraato, faahfaahinta waxyaabahaas iyo sida loola tacaalo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0
10
Qaybta Su'aalaha / Re: Su'aal: Cuntooyinka lagu kariyo korontada?
« Last post by SomaliDoc on September 08, 2019, 05:35:11 PM »
Maya wax saameyn ah kuma lahan cunnada inta hadda la ogyahay, dhibne lagama qaado.
Pages: [1] 2 3 ... 10