Author Topic: Su'aal: Cuduro aan garaneyn?  (Read 2598 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Fariida Hassan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cuduro aan garaneyn?
« on: August 31, 2017, 12:19:54 AM »
Asc Somali doctors waan idin salaamay salaan kdb wll waxaan rabaa hadii fursad ii heli kareysaan ciyow inaad iigu soo jawaabtan mahad sanidiin. Hadii aan su aasheyda u guda galo waxey thy wll bishaan bilawgeydii habeen saw dhexe baa waxaan dareemay wadnaha oo xoog ii garaacmaya naqaska igu dhagmaya aanan istaagi karin lugaha i jareenayaan kdb qaniini madax xanuun ayn cunay habeenkii dhan an seexan wayay indhaha hdn isku geeyo wan kala furayay naqaska awgii kdb subaxdii ayan isbital weyn oo Sweden ku yaala le geeyay wax kasta ayee iga baareyn wadnaha wey iga jakimeyn waxey igu dhaheyn inflammation yar ayaa jirkaga ku jiro walwalna wuu ku haayaa wax walwal ahna ma dareen saneyn kdb isbuuc ayaa kasoo wareegty naqaskiii wuu i haayay dhaqtar magaalada dagan ayn u tagay una shegay wuxuuna igu dhahy caloosha kaa fadhido waye iyo gaas oo ku haayo kaniini gaas ayuu isoo qoray kdb wn cunay xogaa sidii hore wn kasoo yara ficnaaday kdb waxan dareemay wali feeraha oo culeys iga saaran  markan socdo wareeraayo indhaha caad iga saaran tabar daro iyo cunaha oo i xanuunaayo quumanka oo aan u jeedi wayay oo dhuunta hoos u tagteyn gamcaha oo I jareenaayo kdb dhaqtar carab oo private ah oo Sweden ku yaala ayaan u tagay dhiig farta ah ayuu iga qaaday iyo dhuunta ayuu candhuuf iga qaaday kdb waxey ii shegeyn inaa bacteria qabo kaniini qalajiyo ah ayee ii qoreyn kdb 10 malin soo qaado ayee I dhaheyn sadax malin ayn hada qaatay. Wali wareerkii iyo cuna xanuunka wn dareemayaa iyo maskax xanuun neefta oo i dhibto markaan cunto cuno  iyo  habeenkii ee diktoori maxey yhn cudurkaas isoo jawaaba alle kher ha idinku badaley




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Cuduro aan garaneyn
« Reply #1 on: August 31, 2017, 03:51:00 AM »
Halkaan warbixin la xiriirta xaaladdaada
http://bitly.com/2grxXLZ
Talo SAARO Allaah


 

Dad cuduro kala duwan ugu geeryiooday deegaano hoostaga Sh/dhexe

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 4458
Last post May 09, 2011, 09:32:08 AM
by Drkheyre
Su'aal: Bashida cuduro malaga qaadi karaa?

Started by SaneetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4113
Last post April 04, 2017, 03:09:51 PM
by SomaliDoc