Author Topic: Shuruudaha Su'aal Waydiinta  (Read 5734 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Online Dr.Mahdi

  • Administrator
  • *****
  • Posts: 1425
  • Points: +60/-0
  • Towards a better peaceful and healthy life!
    • Somali Medical Association
Shuruudaha Su'aal Waydiinta
« on: May 18, 2008, 06:45:03 AM »
Salaan Ka Dib, dhamaan xubanaha doonaya in ay halkaan ka soo gudbiyaan su'aalahooda waa in ay la socdaan shuruudaan hoos ku qoran:
1- Su'aashaada inta aadan soo gudbin la soco in aan laga jawaabin ama aan laga hadlin hada ka hor. (Halkaan Riix)
2- Su'aashaada waa in ay ahaato mid aqoon kororsi iyo la talin ku saabsan.
3- Su'aashaada waxaa looga jawaabayaa 4 ilaa 7 maalmood gudahoood.
4- Haddii aad dooneyso in laguu qoro daawo, la xiriir dhakhtarkaaga.
"you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com

Offline Faraax123

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Re: Shuruudaha Su'aal Waydiinta
« Reply #1 on: February 17, 2010, 10:53:37 PM »
Laakin sidee su'aasha loo weydiyaa Doctors-ka

Online Dr.Mahdi

  • Administrator
  • *****
  • Posts: 1425
  • Points: +60/-0
  • Towards a better peaceful and healthy life!
    • Somali Medical Association
"you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com

Offline Shenamic

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Re: Shuruudaha Su'aal Waydiinta
« Reply #3 on: May 31, 2011, 08:27:39 AM »
Everyone should read these rules for they are very helpful!

Offline CAYDA

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Re: Shuruudaha Su'aal Waydiinta
« Reply #4 on: June 22, 2011, 11:56:10 PM »
SIDEE SU AAL U WEEYDIIYAA DOCTORKA

Online Dr.Mahdi

  • Administrator
  • *****
  • Posts: 1425
  • Points: +60/-0
  • Towards a better peaceful and healthy life!
    • Somali Medical Association
Re: Shuruudaha Su'aal Waydiinta
« Reply #5 on: June 23, 2011, 12:38:53 AM »
Halkaan riix: http://somalidoc.com/smf/index.php?action=post;board=31.0

Kadib bogga su'aalaha oo kuu soo baxo waxaad ka doorataa "New Topic", kadib ku soo gudbi su'aashaada.
"you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com