Asc dhamaan walalah, isfiilito waa syphylis. aad baad umahadsantihiin intiina soo gelisa ereyada caafimaadka ee somaliga iyo inta tarjuntaba, aniga nafteyda waxaan haaye ereyo badan, inshalah waxaana iksu dayaa inaan soo geliyo. keep it brothers and ramadaanka halaga faaideesto.