Walaalkeen Albashiir, ku soo dhawaaw gacmo furan.
waa wax aad loogu farxo in arday cadadkoodu intaa gaareyso ey caafimaad ka bartaan wadanka jordan waxaana oran karaa waa guul weyn oo noo soo hoyatay, allahane noo siyaadiyo.
walaalkeen waxaan ku weydiin lahaa ardayda iyaga iska bixiya lacagta jaamacada waa imisa lacagta sanadkii?
haduu qofka rabo inuu wax ka barto halkaa uuna lacag wato maxaa kale oo muhiim ah ayaa looga baahanyahay?
mahadsanid
Dr.Mahdi