Waxaan halkaan uga hambalyeynayaa dhamaan xubanaha hoos ku xusan oo ku guuleestay deeqda waxbarashada ee ku saabsaneed sheybaarka (Laboratory scholarships) ee sanadkaan.
Name: 1 Mohamed Ibrahim Nur 2 Mahad Adan Osman Du'ale 3 Abdullahi Mohamed Abdi Farah 4 Mohamud Abdirahman Barkan 5 Abdilatif Mohamed Abdi Hassan 6 Mohamed Adam Abdulladif 7 Juweiria Abukar Mohamed Elmi 8 Abdulrahman Abdulkadir Dahir 9 Abdikarim Ali Rahoy 10 Said Dahir Anshur
| Age 21 yrs 22yrs 19 yrs 20 yrs 21 yrs 18 yrs 18 yrs 20 yrs 24 yrs 20 yrs
| Origin Kismaio Baladweyne Galkayo GuriƩl Jowhar Bur Hakaba Hargeisa Mogadishu Lowe Jubba Baladweyne
| Graduated 2008 / 2009 2008 / 2009 2008 / 2009 2008 / 2009 2008 / 2009 2008 / 2009 2008 / 2009 2008 / 2009 2008 / 2009 2008 / 2009
| Certificate SOFE (7473) FPENS (15512) FPENS (12022) FPENS (15111) FPENS (16696) FPENS (16563) FPENS (16590) FPENS (15024) SOFE (7480) FPENS (13082)
| Scholarship Laboratory Laboratory Laboratory Laboratory Laboratory Laboratory Laboratory Laboratory Laboratory Laboratory
|
Waxaan kaloo u mahadcelinaynaa wasiirka iyo agaasimaha wasaaradda tacliinta sare oo aan ka helnay fursaddaan qiimaha leh oo ay nagu gacan qabteen sidii aan deeq waxbarasho ku heli laheen.
Waxaan kaloo rajeyneynaa in fursado noocaan oo kale aan ka helno wasaaradda.
Wixii soo cusboonaadane waan idinla socodsiin doonnaa.
Mahadsanidiin
Dr.Mahdi