Author Topic: Su'aal: Daawo jilciso tolliinka  (Read 3629 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ashwaaq

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 32
  • Points: +0/-0
Su'aal: Daawo jilciso tolliinka
« on: September 21, 2009, 10:57:21 PM »
asc/  Eid wanaagan dhamaantiin waxaan idin leyahey kula caam wa antum bil kheyr
 intaa kadib waxaan  rabaa in la iiga jawaabo su aashaan  hadii ey macquultahey insha allaah
 ma jirtaa daawo la mariyo ama lacuno  toliinka  hoose ee xubinta taranka si loo helo is bees adiga kahor habeenka aqalgalka???????????????????????

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 1312
  • Points: +1/-1
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Daawo jilciso tolliinka
« Reply #1 on: October 01, 2009, 07:37:31 PM »
Ma garanayo daawada aad sheegtay laakiin waxaa jiro kareemyo xanuunka yareeyo meeshana kabuubiyo sdia Ametop gel
1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
Kaydka Qoraalada & Filimada

Offline Faaciye

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Daawo jilciso tolliinka
« Reply #2 on: October 02, 2009, 08:01:22 AM »
Asalamu calaykum salaan kadib waan  idsalaamayaa dhamaan maamulka iyo xubnaha intaas kadib su.aal mowducaan ku saabsan ninka habeenka ugu horayso aqal galka maxaa kaamaati uu qaadankaraa hadii ay ku adkaato xaalada majiraa wax daawo ama pomato oo la isticmaalikaro si loo ga gud bo dhufeeskaa waadmahadsantihin

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 1312
  • Points: +1/-1
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Daawo jilciso tolliinka
« Reply #3 on: October 02, 2009, 10:49:25 PM »
Fadlan akhri suáalaha ku qoran qeybta suáalaha.
1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
Kaydka Qoraalada & Filimada

Offline Ashwaaq

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 32
  • Points: +0/-0
Su'aal: Daawo jilciso tolliinka
« Reply #4 on: October 05, 2009, 05:00:25 PM »
ASC  waad salaamantihiin dhamaan Dhaqaatirta soomalidoc.com, iyo xabnaha ka tirsan wenkaan  kana faa ii deesta marwalba intaa kadib,  dr mahdi aad ayaa u mahadsantahey ,lakin su, aasha wali kama qancin oo webka aad sheegtay waa ii gali wayay, marka wali waxaan kaa suganaaba   waa  faahfaahin arintaa ku saabsan


 MAHADSANIDIN