Saaxiib aad ayaa ugu mahadsantahay warbixinta aad naga siisay wadanka suuriya iyo waxbarashadiisa, waana mawduuc muhiim ah oo qof walba oo rabo barashada caafimaadka uu ka faaideysan doono.
Hadii aan dhawr su'aalo kaa weydiiyo:
1- Qofkii raba inuu lacagtiisa ku dhigto lacag intee la eg ayaa sanadkii algu dhigtaa?
2- Ma jiraan jaamacado english kaliya lagu dhigo mise waa carabi?
3- Hadii safaarada laga gudbisado, tusaale ahaan aan caafimaad dalbado, ixtimaal intee la eg ayaa dhici karto inaan helo mise waad helaysaa lakin waa private, bal taas xoogaa noo waadixi adigoo mahadsan?
Waxbaro!