Asc somali doc aad ayaad u mahdsantihiin suaasheyda waxey tahay waxaan rabaa in aad i sheegto how to calculate fluids and how to calculate input and out put dariiqad saahil ah in paediatrics luqada soomaali ahaan runtii waan fahmi waayay some books ay ku qoran yihiin insha alalah waxan rajeynayaa jawaab deg deg ah