Sidoo kale Salaam waraxma , Dear Dr.abu_mucaad .
Bacda salaan , Nice to hear that you are here pakistan . Teeda kale , saan wada ognahay shardi ma aha in dhamaan Med schoolyada pakistan ee ay ardayda Somalidu dhigtaan in ay lamid noqdaan ama ka mid ahaadaan kuwa kor ku xusan ee maraykanku aqoonsanyahay. Sababta aan usoo post gareeyeyna waa si'aan u kalo ogaano kuwa ka midka ah iyo kuwa aan ka midka ahayn.Sidaa daraadeed , anoo ku noqon doona markale saad iga codsatay ,hadana waxaan jeclaan lahaa haddii aad hayso 'any updated list other than those listed above' in aad nala 'share'-garayso. Waxaa kale oon jeclaan lahaa in aad bal magac dhabto kuwa ay soomalidu dhigtaan een ka midka ahayn kuwa kor ku xusan .
Mahadsanid.
Geeljire
_____________________________
All the schools which are USMLE approved are listed above. Any school approved by the US is also approved for USMLE.-Geeljire