[SALAMU CALAYKUM
waxaan dhakhaatiirta is xilqantay weydiinayaa waxaa i xanuunaysa lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta waa seedaa dheer ee xaga danbe markaa laftaa i xanuunaysa,kubada cagtana waan ciyaaraa markaas miyay dhib igu keeni kartaa maxaase daweyn kara
waanay i barartaa markaan xoog u lugeeyo ama aan kubada ciyaaro.