SA CA WA
Waan salamayaa dhakhaatiirta is xilqaantay iyo golahaba,waxaan dhakhaatiirta weydiinayaa qalbkan ay xayaysiiyaan
ee caloosha lagu xidho ee ay leeyihiin calooshuu ridaa ma la isticmaali karaa oo wax ma ka tari karaa in qofka caloosha weyn uu ka yareeyo caloosha iyo muxuu dhibaato keeni karaa maadaama uu calooshii oo dhan luxayo.