Author Topic: Su: maxaa keeni kara garabka qaybtiisa kore oo mararka aan socdo xanuunta?  (Read 1141 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdicasiis

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
asc dr ka waxaan waydiinayaa maxaa keeni kara garabka qaybtiisa kore oo mararka aan socdo xanuunta iyo dhinaca naaska hoostiisa ood moodo inay irbad igu taagantahay? xray waan isa saaray waxbana ma qabtid bay i dhahayaan waxaana tagay dhowr meelood ilaa hadana wax la igama helin marka ma ii faahfaahin kartaan idinkoo mahadsan

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 1312
  • Points: +1/-1
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
Kaydka Qoraalada & Filimada