Asalamu caleykum waraxmatu lah wabarakatu!
after that, waa maalinkii igu horeesay ee aan iska register gareyo this webs and meet ppl aynu nahay the same feild , Masha alaah aad ayaan ugu farxey marka aan aqristey qoraaladiina........
Marka hore let me intraduce my self to u, i am the 2nd year student in Medical laboratary still waxa ii harsan 2yrs, now waxan wax ka bartaa Sudan ,khartoum , this semester waxaa aad noogu adag clinical chem iyo parasite and hemo . aniga qaasatan waxan ahay ardey wax ku soo bartey base kiisa luqada Englishka ,meeshan aan joogana waxaa badanaa la isticmala luuqada carabiga esp marka la sharxayo lectureka , carabiga la isticmalana ma ahan midkii la yaqaaney ee waa mid u qaas ah dadka wadankan u dhashey, so any way ,my bro and sis waxan idinka codsan lahaa hadii aad tihiin dad facultygas ka qaatey degree ga ugu sareeya siiba inanta Phd ka wadata infectious and lab technition iyo dadkiina kaleba in aad ii soo post gareysaan ,amase aad ii soo sheegtan websiteyo aan ka daalacan karo casharada dhibka iga heysto...........
that is request from ur dear brother serar .\
i hope u will consider my request insha alaah... macasalaama all