Author Topic: Su'aal: Waa maxay qawad ama cambaar cad?  (Read 2957 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Somali_Nabad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 16
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waa maxay qawad ama cambaar cad?
« on: November 26, 2011, 02:59:58 AM »
wll marka hore salaan sare iga hanta marka xigta waxaad ii sheegtaan waa maxay cabaar cad ama qawad hadba sida somalidu u taqaano, maxaa lagu dhahaa luuqadaha kale?

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 1312
  • Points: +1/-1
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxay qawad ama cambaar cad?
« Reply #1 on: January 07, 2012, 10:46:03 PM »
Halkaan ka baro cudurka qawadka wixii ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2313.0.html
1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
Kaydka Qoraalada & Filimada

Offline Boding

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waa maxay qawad ama cambaar cad?
« Reply #2 on: May 28, 2012, 07:46:26 PM »
ASC: walaalkay hadaan isku dayo inaan ka jawaabo su'aashaadan qaaliga ah, runtii qudhiida waxaa madaw igaga jira erayada Qawad iyo Cambaar Inay isku midyihiin iyo inkale,

lkn cambaar waa fungas/ fangus, saan wada xasuusanona waa cudur maqaar ama maqaarka ku dhaca, waadna mahadsantihiin,