Author Topic: Infekshinka dusha-kore dhegta (Otitis externa ).  (Read 9789 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Drkheyre

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 126
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Infekshinka dusha-kore dhegta (Otitis externa ).
« on: May 06, 2011, 08:40:37 AM »
Infekshinka dusha-kore dhegta (Otitis externa ).

Infekshinka dusha-kore dhegta (Otitis externa ) waa infekshin ku dhaca dahaarka sare ee dhegta iyo kanaalada dhegta. Infekshinkaan waxaa sababa bekteeriya, fungaas, dhaawac iyo waliba biyo badan oo ku dhaca dhegta.

Calaamadaha

# Xanuun si tartiib tartiib ah oo hormarsameynaayo.
# Barar, gaduudasho.
# Dhawaq ama guux oo laga dareemo dhegta.
# Maqal la'aan.
# Dheecaan soo burqada marmarka qaar.

Ka hortaga Infekshinka dusha-kore dhegta

Badana Infekshinka dusha-kore dhegta waa laga hortagaa ayadoo la yareenaayo fursada biyaha ama qoyaanga ku galayaan marinada dhegta, sidaas darted isticmaal talaabooyingaan.
# Si taxadar leh u qalaji dhegta ka dib dabaalashada ama qubeyska.
# Iska lux biyaha badan ee dhegta gudaheeda.
# Xiro gufka dhegaha "earplugs" xilliga dabaasha.
# Waxna dhegta ha iska gelin.
# Ka nadiifa dhegta dhugayka laakiin dhaqtar la tasho.




 

Su'aal: cunug 7 bilood jira olive oil dhegta malooga shubi karaa?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 11519
Last post April 03, 2011, 07:21:30 PM
by Abdikani
Su'aal: Dhukayga (Wax ) muxuu faaiido uleeyahay Dhegta?

Started by CishqimaganBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 63952
Last post July 29, 2016, 12:31:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhegta dusheeda xididada dhiiga mara?

Started by Yusuf AhmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3151
Last post January 30, 2020, 10:22:41 PM
by Yusuf Ahmed
Su'aal: Guux dhanka dhegta bidix?

Started by Ciid mohamudBoard Cudurrada Indhaha

Replies: 0
Views: 32374
Last post January 16, 2020, 06:56:41 AM
by Ciid mohamud
Infekshanka / Caabuqa Dhegta

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 43055
Last post December 25, 2007, 10:43:22 PM
by SomaliDoc