su`aasha 27:
Cilmiga aduunka marwalba wax cusub ayuu gaaray in bin-aadanka ogaada.
Inta badan marka sharciyada la qaadanaya ama danbe la baaray waxaa dadka laga qaada fara oo la sawiro taas oo la ogaaday in uu ilaah qofwalbo fara gooni ah siiyay cidna ay ku qaldami Karin.
haddaba arintaas (faraha dadka in ay isku mid ahayn) quraanka ayaa lagu sheegay 1432 sana ka hor .
sheeg suurada ay ku soo aroortay iyo aayada raqamkeeda.