Author Topic: Su'aal: Sidee looga hortagaa baabasiir?  (Read 944 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Basaam

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sidee looga hortagaa baabasiir?
« on: March 01, 2012, 09:05:09 PM »
sidee looga hortagaa baawasiir dhaqtar baan u tagay aniga ooo kacabanayo  cuncun meesha laga saxarooda ah
3 sano in kabadan  ayaa  qabay cudurkaas bawaa siir baa kuugu soo socdo baa leeygu yiri  wax aan kaga hortago  majiraa run miyaa in calaamada bawaasiirka  kamid tahay cuncun

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 1312
  • Points: +1/-1
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sidee looga hortagaa baabasiir?
« Reply #1 on: March 10, 2012, 07:40:50 PM »
1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
Kaydka Qoraalada & Filimada