Author Topic: Su'aal: Wax shahwo camal ayaa iga soo daadato markaan saxaroonayo?  (Read 847 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaatib20

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
asc dhaman inta isku howshay webkan waxan leyahay jazakallah wayo umad badan aya ka faa'ideysatay, siina wada dadalka iyo wacyi galinta bulshada.
Su'asheyda aya ah mid ku sabsan cudurka baabasir, walal waxan isku arkay in daba u igaso baxo wax an uga shakiyay babasir inkaso usan xanun igu hayn hadane murugteyda ugu weyn aya ah markan saxarada riixayo waxa igaso daadato wax an shahwo ahayn oo waliba an jogsi lahayn mane aqano waxay yihin, marka walal mcn cudurkas inad ishegto ayan jeclan laha waxa biyaha an shahwada ahayn iga kenayo waliba mar walba? Mahadsanid  walal.

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 1312
  • Points: +1/-1
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wax shahwo camal ayaa iga soo daadato markaan saxaroonayo?
« Reply #1 on: March 10, 2012, 07:40:10 PM »
Su'aashaada jawaabteeda halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html
1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
Kaydka Qoraalada & Filimada