Somali Medical Forums
Welcome,
Guest
. Please
login
or
register
.
1 Hour
1 Day
1 Week
1 Month
Forever
Login with username, password and session length
Home
Help
Login
Register
Somali Medical Forums
»
Diseases and Conditions
»
Cudurrada Indhaha
(Moderator:
SomaliDoc
) »
Su'aal: Muxuu yahay xanuunka Stye?
« previous
next »
Print
Pages: [
1
]
Author
Topic: Su'aal: Muxuu yahay xanuunka Stye? (Read 4390 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Aamina114
Newbie
Posts: 4
Points: +0/-0
Su'aal: Muxuu yahay xanuunka Stye?
«
on:
March 15, 2012, 09:25:48 PM »
Asalaama calaykum bacda salaan suaal ayaan qabaa suaashadayna waxaa weeye muxuu yahay xanuunka loo yaqaan stye ee indhaha ku dhaca soomaali see maxaa lagu dhahaa??
Logged
SomaliDoc
Moderator
Posts: 1312
Points: +1/-1
Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
Re: Su'aal: Muxuu yahay xanuunka Stye?
«
Reply #1 on:
April 07, 2012, 04:01:41 AM »
Stye, waa cudur ku dhaco indhaha, wuxuuna ku sii dhacaa baalasha indhaha oo ay ka soo baxaan kuus yar yar sida ka soo baxa oo kale..
Tani waxay ka dhalataa markii caabuq gaaro qanjirro yaryar oo baalasha indhaha ku yaallo oo soo daayo dufan isha qooyo.
Xanuuna waxaa keeno caabuq kabteeriyo oo ku dhaca qanjirada baalka isha.
Badanaa way iska raysataa oo way dillaacdaa laakiin haddii ay aad u bararto waxay isku badashaa cudur kale oo loo yaqaanno "Chalazion"
Calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah iftinka oo ku dhibo, isha oo ilimeyso iyo daqnasho markaa taabato.
Daawayntu way sahlan tahay waxaa la saaraa wax diiran muddo 10 daqiiqo afar jeer maalintii wayna baaba'daa, laakiin ha isku dayin in aad dilaacisid ama tuujisid.
Haddii ay soo laalaabato waxaa la isticmaaliyaa kareem antibiotik ah oo la mariyo baalasha indhaha, haddii intaa ku baabi'i wayso waa in la jeexaa oo laga soo saaraa wasakhda.
Haddii xanuunkaan aad isku aragtay la xiriir takhtar indho.
Logged
1- Si aad wax ugu qortid Webka
|
2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha
|
3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale
|
5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (
Halkan Riix
)
Kaydka Qoraalada & Filimada
Aamina114
Newbie
Posts: 4
Points: +0/-0
Re: Su'aal: Muxuu yahay xanuunka Stye?
«
Reply #2 on:
April 08, 2012, 01:45:57 AM »
maansha allaaah somalidoc aad ayaad u mahadsan tahay sida wacan u sharaxdaw cudurkaan laakiin soomaali maxaa lagu dhahaa?
?
Logged
SomaliDoc
Moderator
Posts: 1312
Points: +1/-1
Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
Re: Su'aal: Muxuu yahay xanuunka Stye?
«
Reply #3 on:
May 19, 2012, 08:42:17 PM »
Ereyga ku habboon ee afsoomaaliga ah garan maayo laakiin markii aan caruurta ahayn waxaan dhihi jirnay: isha "abooto tutu" ayaa iiga soo baxday?!!!
Logged
1- Si aad wax ugu qortid Webka
|
2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha
|
3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale
|
5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (
Halkan Riix
)
Kaydka Qoraalada & Filimada
Print
Pages: [
1
]
« previous
next »
Somali Medical Forums
»
Diseases and Conditions
»
Cudurrada Indhaha
(Moderator:
SomaliDoc
) »
Su'aal: Muxuu yahay xanuunka Stye?