Author Topic: Su'aal: Wax buuran oo hilib camal ah ayaa ka soo baxo hoosteyda?  (Read 1839 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sammi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Asc walaal waxan rabaa in aan ku waydiyo da,dayda waa 26  waxa ahay xaas ilmo ma dhalin waxan isku arkay marka aan odagayga la kulmaayo xiliga dhiiga iso dhawyahay iyo xiliga aan ka dhaqdo in wax buuran oo hilib cml ah ka so baxaan duleelka waana dareemaya marka aan taabto wax so buuran oo jilicsan waana fahmi wayay waxa ay yahiin waa wax igu cusub dhoor mar ayaan isku arkay thnkx doctrs

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 1312
  • Points: +1/-1
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wax buuran oo hilib camal ah ayaa ka soo baxo hoosteyda?
« Reply #1 on: November 10, 2012, 11:33:55 PM »
La xiriir takhtar dumar, waxa soo buuran waxay noqon karaa Fiix, Buro ama minka oo soo raacraacsaday.
1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
Kaydka Qoraalada & Filimada