Author Topic: Su'aal: Tubada caadada?  (Read 476 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ashwaaq

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 32
  • Points: +0/-0
Su'aal: Tubada caadada?
« on: May 07, 2012, 04:26:20 AM »
ASC salaan qali ah kadib , waxan rabaa hadey macquultahey  jawaab
 waxan ku xanuunsadaa dhiiga cadada macnaha dhiga igama soobaxo sidada  caadiga ah
dhaqtar ayan utagey waxuuna idhahey waxaa kenaya dhibka gudniinka hadii aad wax dhalilaheed ama aad guursanlaheed wad fiicnaan laheed, marka waxan isleyahey anigu gudniinka mahan oo waxani waxay ka imanayan daaqilka macnaha gudaha  marka maxaa keenikara
soo bixid la aanta dhiiga??????

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 1312
  • Points: +1/-1
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Tubada caadada?
« Reply #1 on: May 20, 2012, 12:32:22 AM »
Baaritaano ku saabsan waxa xanuunka keenayo ma lugu sameeyay, takhtar maku wiisiteeyay ama ma ku saaray kumbuyuutar lagu fiirinayo tubooyinka iyo riximka.
Waa qasab takhtarka markuu ku siinayo talo sidaan oo kale ah waxbuu ku dhisay ee muxuu baaritaan ah ayuu kugu sameeyay?
1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
Kaydka Qoraalada & Filimada