asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu
walaal waxaan cadadaydii waayey 6month waxaana qabaa thyroid low ka ah dhaqtarkana waa ibaareen waxna maqabtid ayeey lee yihiin hada ka hor waxaan isku xiray ayudhii 5 years maisaga iga qaaday dhiiga ma garanayo marka taas ayaanrabaa in aanogaado
mahadsanidin
asc