Haweenka oo idil isku mid ma ahan waxaa jira haween iyagoo ilmaha nuujinaya caadada u timaado uurne qaadi karo.
Haddii haweentu aysan helin caadadeeda inta ay naaska nuujinayso, uur ma qaado, laakiin haddii caadada ay timaado waxaa badan jaaniska ah in ay uur qaado.