Author Topic: Su'aal: Siduu u shaqeeyaa wadnuhu?  (Read 2923 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxamedjeyte

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Siduu u shaqeeyaa wadnuhu?
« on: November 12, 2015, 05:25:45 PM »
walaala yal waxan ahay arday barto culuumta cfimadka marka maregaan maleyahay qeyb loga hadlo cashiro quseya cfmdka.
Hadii uujirana wxan rabaa in su aalshaal jbwaan uhelo
Side uu ushaqeyo wadnuhu. ama cardiovascular systen
mhdsanidiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Siduu u shaqeeyaa wadnuhu?
« Reply #1 on: December 05, 2015, 11:54:44 AM »
Waa qeyb aad u muhiim ah, waxayna ku haboon tahay in ardayda caafimaadka laftirkooda ay is dhaafsadaan aqoontaas oo ay luqada afsoomaaliga ku sharxaan maadooyinka muhiimka ah u ah sida Physiology-ga, Anatomy-ga iyo Biochemistry-ga intaba.
Haddii aan su'aalo iyo jawaabo aan u badalano ma ahan wax dhamaan karo, laakiin waxaa mustaqbalka ku fakaraynaa in aan helno dhakhaatiir duubto videos ku baxa luqada af-soomaaliga oo sharxaya maadooyinkaas.
Arday badane aad ayay uga faa'idaysan doonaan ayaan filayaa insha'llah.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa keena in marka wadnuhu ku xanuuno naqas ku qabto?

Started by KaltuunBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5083
Last post May 20, 2016, 09:09:08 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Mar Mar wadnuhu oo samaynayo girir?

Started by Akhaa Binu JowhariBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 4591
Last post June 03, 2016, 09:37:08 PM
by Akhaa Binu Jowhari
Su'aal: Waa Maxay DNA, Sidee Loogu Shaqeeyaa?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7311
Last post June 04, 2012, 09:15:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Siduu wax u taraa Geedka Qustul-hindigu?

Started by Fuaad08Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 6205
Last post April 24, 2019, 01:40:06 AM
by Fuaad08