Author Topic: Su'aal: Budada ay raga isticmaalaan si ay jirka u weyneestaan?  (Read 5885 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Phaaiza

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Asalaamu alaykum...
Dr waxaan kuweydiinaa oo aan rapaa inaad iga jaahil bixisid Budada ay raga isticmaalaan si ay jirka u weyneestaan dhibaato miyey leedahay mise waa iska normal..oo waala isticmaali karaaa...   
   
                  Mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Budada ay raga isticmaalaan si ay jirka u weyneestaan?
« Reply #1 on: April 24, 2016, 03:21:24 PM »
Akhriso qoraalkaan oo ku saabsan budada aad tilmaantay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Walal qoorta infection maku dhacaa ? Hadii uu ku dhacase dhibato ma ukeena jirka kale waa maxase cal

Started by TuuraqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 35647
Last post February 18, 2011, 08:44:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu karto marka jirka ku yartahay birta (Iron)?

Started by HeetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 51231
Last post January 16, 2010, 06:58:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib igu haaya kuleyl dareen kulul leh oo jirka oo dhan?

Started by DargaayBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25989
Last post April 14, 2011, 07:15:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena kor cuncun waliba jirka dhan gasatan naaasaha?

Started by NehaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25292
Last post February 06, 2016, 03:31:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?

Started by Maxamed1969Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 32636
Last post August 13, 2010, 03:34:13 PM
by SomaliDoc