Markaa bogga soo gashid oo magacaaga iyo passwordka galisid, waxaa meesha kore ee magacaaga ka hooseyso ku arkaysaa:
Show unread posts since last visit.
Show new replies to your posts.
Haddii aad kan kore riixdo, waxaa kuu soo baxayo wixii qoraallo la qoray oo ka dambeeyay boqoshadii kuugu dambaysay bogga.
Haddii aad kan hoose riixdane waxaa kuu soo baxayo wixii jawaabo su'aalahaagii ama qoraalladaadii la xiriira.
Sidaas ayaa ku ogaan kartaa.
Waxaad kaloo samayn kartaa markii aad su'aasha soo gudbisid in aad click siisid button hoose oo ay ku qoran tahay "Notify" oo ah macnaheeda markii su'aasha la iiga soo jawaabo email ii soo dir, kadibne isla markii aad jawaabta kuu soo dahcaysaa.