Author Topic: Su'aal: Xabagta Cadaadka iyo Hadiga?  (Read 9160 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Barow

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xabagta Cadaadka iyo Hadiga?
« on: May 02, 2016, 08:25:54 PM »
ASC Dre wad ku mahadsantahay in aad no hurto waqtigaga nan siisay cilmigaga waliba si bilaash ah.
waxan Alle kaga baryaya in u abaalkaga gudo.
inta ka dib

1.waxaan rabaa inan ogaado Geedka lo yaqaan Hadiga wax tarmaadkisa iyo howlaha u qabto
2. Geedka la yiraahdo Cadaadka o xabagtiisa la isticmaalo mahadsanid