Author Topic: Su'aal: Qof jabo o rag ah in xaaskiisa laga ilaliyo?  (Read 2328 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dr Yarisow

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qof jabo o rag ah in xaaskiisa laga ilaliyo?
« on: May 06, 2016, 12:24:32 AM »
Asc dr waxaa jirta dhaqan somalida ay lee dahay o ku sabsan hadii u qof jabo o rag ah in xaaskisa laga ilaliyo sababto ah waxey le yhn ma bogsonayo! Lkn tan aaan rabo inan ogado waxey tahy o ay aminsan yhn dadka dhaqanka in gabadho hadii ay Jabto in ausan Kabmeynin inta ay Caado ka imaneyso sidaa darted waxey dhahaan ha loo guuriyo si ay cadada u jogsato si ay u kabanto xita waxey dhahaan marka ay uurka le dahay ayey si fcn u Kabantaa waxaa rabaa suashan danbe ee ku sabsan gabadha inad naga jaahil bixiso insha Allah iyo waxa u cafimadka ka aminsan yhy arintaan
Shokran Dr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qof jabo o rag ah in xaaskiisa laga ilaliyo?
« Reply #1 on: May 27, 2016, 08:41:06 PM »
Warkaas caafimaad ahaan ma jiro, haweenka markay uurka leedahay cunno xumo inay keento ayaa laga yaabaa, in nafaqada jirkeeda yaraato khaasatan kaalsiyamka oo muhiim u ah in lafuhu kabmaan, marka caado iyo uur toona lama xiriirto kabniinka.
Sidoo kale galmada saamayn kuma yeelato kabniinka, laakiin qofka jaban amuu kabka kala durkaa markuu galmoonayo ayaa dhici karto.

Akhriso qoraal ku saabsan waxyaabaha kabniinka dadajiyo ama u roon iyo waxyaabaha u daran: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6485.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 57256
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudaradee laga talaalaa bilaheena la talaalaa?

Started by Awil5Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8898
Last post October 26, 2016, 06:39:23 PM
by SomaliDoc
Faa'iidada laga helay qandhada "Rifty Vally"

Started by DoctoorBoard Feel Free Here

Replies: 0
Views: 10496
Last post November 14, 2007, 12:30:34 AM
by Doctoor
Su'aal: Cabidda Shaaha Iyo Biyaha Cusbada Laga saray Makeni Kartaa Kaadi Xannun?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18775
Last post August 08, 2011, 07:55:39 PM
by SomaliDoc
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawada oo aan sidii loogu talo galey loo qaadan

Started by JamaaluddiinBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 14569
Last post April 03, 2016, 10:41:02 PM
by Jamaaluddiin