Author Topic: Su'aal: Ayeyo dey ayaa bushimada ka casaadeen maxa sababi kara?  (Read 2823 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Bakars0n

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Illahay haka Abaal mariyo Dr.
Su'asheydu waxay tahay . Ayeyo dey ayaa bushimada ka casaadeen maxa sababi kara?
Mala daawayn karaa?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ayeyo dey ayaa bushimada ka casaadeen maxa sababi kara?
« Reply #1 on: June 01, 2016, 09:01:18 PM »
Bushimaha oo casaada waxaa keeni karo cudurro dhowr ah ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: