Author Topic: Su'aal: Min-dheeli/ Makanka hawenko dheeliya?  (Read 4237 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ciiltire

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Su'aal: Min-dheeli/ Makanka hawenko dheeliya?
« on: May 28, 2016, 10:13:09 PM »
SALAMU CALAYKUM WARAXMATULAHI WABARAKATU.
ALLAH aya mahad u sugnaatay dhamanted. Bahda SomaliDoc Aadban idinku mahad naqaya hawsha hagar la'aanta eed umada somalida u qabatan, ALLAH ha idinka abal mariyo akhiro iyo adunba.
Inta ka dib, Dr waxan raba inad iga jahil tirtan xanun dumarku ka cawdaan, kaso ay dhahan (Man-dheeli ama Minka/makaanka hawenka oo dheeliya) maxa u yahay xanunkasi, maxa kena, dhib muxu keni kara hada iyo mustaqbalkaba, Side looga foojignan kara, side lo daweyn kara oo ugu fudud?
Inta Dr. ado mahadsan iga jahil tir.
Mahadsanid.
Inshalah war san....   




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Min-dheeli/ Makanka hawenko dheeliya?
« Reply #1 on: June 05, 2016, 08:06:46 PM »
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaa laga wadaa cunno isku dheeli tiran?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 44081
Last post March 26, 2016, 11:00:00 AM
by Ashom
Su'aal: Waa maxay cunto dheeli tiran?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 14685
Last post June 02, 2009, 07:52:49 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Infakshanka iyo isu dheeli tirnaanta jirka?

Started by MaxamedxaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2625
Last post July 29, 2016, 12:28:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyada uurka leh gym ma dheeli kartaa?

Started by Ayman OsmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 3791
Last post November 07, 2017, 09:47:53 PM
by Akhaa Binu Jowhari