Author Topic: Su'aal: Cuncun aad u daran finan kena markan xoqo?  (Read 3120 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ciiltire

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cuncun aad u daran finan kena markan xoqo?
« on: June 24, 2016, 09:38:07 AM »
   Salam Calaykum. Dhaman SomaliDoc Ramadan Mubarak. Dr.  Waxan raba inad iga jahil tirtan, cuncun xad dhaaf ah oo jidhka o dhan ku cuncunayo kadib xoqitaan badan oo an is xoqo marka an xoqana ay so boodayan finan afka hore  biyo ku leh, marka an meydho ama an qubeysto waaba layga sii darayaa cuncun, wax an darema wadnaha o kaca markan xoqayo jidhka, runti cuncunku wuxu ku badanyahay o ka  bilabmay labada bawdyood dhexdooda kadib hada melkasta cuncun leh. Dr. maxa kena arinta, siden se xal degdega ugu hela. Nadafada runti 100% horena arintan uma arag. Cunada iyo cabitanku wa halkodi waxba ma bedelin an is idhahdo tasa kugu wacan.
Inshallah war san.
Wad mahadsantahay.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cuncun aad u daran finan kena markan xoqo?
« Reply #1 on: September 04, 2016, 07:38:04 PM »
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Murqo xanuun, lafo xanuun aad u daran?

Started by Cumar AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5944
Last post November 29, 2016, 03:27:17 PM
by SomaliDoc
Maxaa keena inuu sanka korkiisa finan yar oo malax ku jirto kasoo baxo=?

Started by CfatahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23588
Last post June 16, 2009, 10:44:01 PM
by SomaliDoc
Su?al: Seddexdii biloodba indhaha waxaa iiga soo baxaa nabar yar oo cuncun leh?

Started by Dr baddalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 15408
Last post March 17, 2011, 11:26:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena kor cuncun waliba jirka dhan gasatan naaasaha?

Started by NehaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12165
Last post February 06, 2016, 03:31:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena Xanuun cuncun leh xagga hoose ee haweenka?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 6261
Last post May 20, 2012, 06:46:52 PM
by CilmiSabca