Author Topic: Su'aal: Qaraabadeyda ayaa laga helay Cagaarshoow?  (Read 2193 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ibroow

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qaraabadeyda ayaa laga helay Cagaarshoow?
« on: July 01, 2016, 09:48:04 PM »
Asc Wrx Wbr, Dhaqtar Suaasheyda waxay tahay, Qof kamid ah qaraabadeyda ayaa laga helay Cagaarshoow (HCC) dhaqtarkiina wuxuu yiri daawo maleh, marka walaalayaal suurta gal ma tahay in daawo loo helo cudurkaas, maxaad kula talin lahayd gabadhaas Jiran, majirtaa cunto u daran cagaarshoowga ama u wanaagsan,

Mida kale waxaa jira dad la nool gabadhaas qabta cagaarshoowga, maxaad kula talin lahayd dadkaas iney iska ilaaliyaan si cudurka uusan u gaarin,




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qaraabadeyda ayaa laga helay Cagaarshoow?
« Reply #1 on: August 01, 2016, 05:37:24 PM »
Qoraalkaan ka akhriso cudurka Cagaarshow-ga C: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1781.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: