Author Topic: Su'aal: Scan-ka kumbuyuuterka ah?  (Read 487 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaifmuse

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Scan-ka kumbuyuuterka ah?
« on: August 02, 2017, 10:54:56 PM »
Asc bahda somalidoc adbad umahad santihin suasheyda hadan guda galo dhaqtar ban utegay anon xanunkeyga shegan wuxu idhibay shey yar gacanta an ku qabsaday computer aya ku xarirsan cabar ban hayay marki dambe wax yabo badan ayu igu shegay anan qabo o waxa igu darra kilyaha aya saliid kaga buxdo o walaga dhaqaya marka dhaqtar scannkasi ma wax jira o dhaqtirtu istacmalan




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Scan-ka kumbuyuuterka ah?
« Reply #1 on: November 11, 2017, 07:23:20 PM »
Halkaan ka akhriso jawaabta.
Riix linkigaan:-
https://goo.gl/Rr6Rqk
Daawadey Dooddeedu DAREY tahay:

Haddii DAAWADAAS laguu doorey, U qaado Sida uu DHAKHTARKU ku Faray.

OGOW: Haddii ay jirto KALSOONI darro ka dhan ah DAAWADA:

Quote
Daawa-ba ku DAAWEYN meyso.

Talo SAARO Allaah.


 

Su'aal: Raajo iyo scan badan?

Started by Hawa omerBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1289
Last post April 21, 2017, 08:24:01 PM
by SomaliDoc
whats a CT scan??

Started by MankayBoard Feel Free Here

Replies: 0
Views: 4677
Last post September 15, 2007, 11:46:44 PM
by Mankay