Author Topic: Su'aal: Nabro iga soo baxay mudo bil ka hor?  (Read 6595 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamud Ahmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Nabro iga soo baxay mudo bil ka hor?
« on: November 26, 2017, 05:34:27 PM »
Asc Dr.
waxaan isku arkay xanuun fahmi waayay
waxaan mudo bil ka hor ah isku arkay nabro, iga soo baxay jirka.
markii koowaad bowdyaha, kadib gacmaha, kadib na jirka dhan.
Waa nabro afka biyo ku leh, markaan dilaaciyo kadib way madoobaan meeshu.
intaas kadib geed Baan marsadey, way iga baaba'een
lkn xabad, xabad baa wali marka soo baxaya.
intaas kadib maanta waxaan isku arkay xubinta taranka oo sidii dubka iga qaadmay
i cun- cunaysa kadibna qolof baa fuushay, waa meesha haraga leh, waana in nabar le'eg.
marka Dr bal ii sharax.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Nabro iga soo baxay mudo bil ka hor?
« Reply #1 on: November 28, 2018, 08:08:24 PM »
Nabraha afka ku wato neecaanka ee jirka ku soo laalaabto waxay astaan u tahay caabuq maqaarka kore ah inuu jiro, markaas oo kale dheecaankas ayaa la baaraa si loo gaado jeermiska ku dhibayo iyo daawada loo qaato. midda ku saabsan xubinta taranka hadduu nabar ahaan u bilawday markii hore way dhici kartaa inay xiriir la leedahay nabrihii hore laakiin haddii qolof kaliya ku aragtay waxay u baahan tahay in lagu wiisiteeyo oo la fiiriyo waxaa laga yaabaa inuu jiro caabuqa uu keeno fangaska oo maqaarka badalo, faahfaahintiisane ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8526.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: HADII AY YARATO RIYADADA (JUNUUBID) ADOON SAMAYN WAX GALMA AH MUDO MAXAA KEENI KARA?

Started by DiiniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 28381
Last post May 29, 2011, 09:27:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa wajiga iiga soo baxay baro yaryar oo badan?

Started by ZazkyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 22917
Last post April 23, 2013, 01:45:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Gacanta bidix kilkisheeda waxaa iiga soo baxay labo fin?

Started by Baasaale1515Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16144
Last post March 02, 2016, 01:59:43 PM
by SomaliDoc
Sida Lagu Ogaado Killi Lala Baxay. (Jawaab)

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 27603
Last post January 07, 2017, 12:59:06 PM
by SomaliDoc
Wax Aad Buro u maleeyso oo yaryar ayaa kasoo baxay?

Started by CMDBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7992
Last post March 16, 2013, 07:19:05 PM
by SomaliDoc