Author Topic: Su'aal: WADNAHA DHINACA MIDIG KU YAALA?  (Read 447 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Zaki7

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: WADNAHA DHINACA MIDIG KU YAALA?
« on: September 16, 2020, 11:11:11 AM »
ASC WR WB

WALALAYAAL ADINKA OO RAALI AH   WAXAA JECLAAN LAHAA INAAD SI GUUD IIGU SOO GUDBISAN QOFKA KU DHASHA WADNA HIISA OO DHINACA MIDIG AH.

XAASKAYGA  WADNA HEEDA WAA DHINACA MIDIG,  XILIGAN AAN QORALKA QORAYO  WAX DHIB AH OO AY QABTO AMA KA SHEEGANAYSO MALEH.   BALSE  GUURKA KAHOR   MARMAR AYUU XANUUNI JIRAY SIDOO KALANA  WAXAY DAREEMI JIRTAY  DAAL BADAN IYO NEEFTUUR  HADA SE WAY KA FIICNAATAY ALXAMDULILAH.

HADII AAD SOO DIYAARIN KARTAAN MAWDUCAAN OO FAAHFAAHSAN  WAAN JECLAAN LAHAA SIDA:
SAAMEENTA UU QOFKA KU REEBI KARO, HADUU QALIIN  U BAAHANAYO SI LOO SAXO IYO WAXII LAMID AH.

MAHADSANIDIN




 

Su'aal: Xiniintayda midig way ka yar tahay xiniintayda bidix?

Started by Muwadin_QaranBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 3344
Last post November 16, 2018, 01:43:21 PM
by Sadaq10
Su'aal: Waxaa i qabta xanuun dhinaca bidix ee feeraha?

Started by KatraBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4043
Last post February 08, 2016, 04:03:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Caloosha dhinaca Bidix oo markad wax cunto ku xanuunaysa?

Started by Shaybe10Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3632
Last post December 02, 2017, 09:06:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun in muda ah iga haayo dhinaca Bidixda?

Started by SamiraaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 3509
Last post February 04, 2015, 04:54:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhinaca midigta ayaanan u seexan karin?

Started by FarhyaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24389
Last post April 24, 2016, 02:22:02 PM
by SomaliDoc