Somali Medical Forums
July 29, 2010, 10:32:09 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: INFO: If you are working in Somalia, Click here
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Ma Ogtahay in gudniinka uu dhimo  (Read 953 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Al Amin
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Field: Medicine
Posts: 6



Email
« on: August 24, 2008, 10:08:02 AM »

???Ma ogtahy in dhawaan maqaal kasoo baxay dalka mareykanka oo kuqornaa Aids information lagu sheegay in dadka la guday oo ragga ah ay dhimeyso khatarta in uu ku dhaco cudurka kuleyliyaha loo yaqaan (AIDS). Horay waxa loo ogaa in gudniinka wiilasha ay hortag u tahay cuduro badan oo la isugu gudbiyo galniinka ragga iyo dumarka.

Midaa waxa ay mar kale cadeyneysaa in diinteena islaamka ah iyo axaadithta subanaha SwC wa salaam ay run tahay maalin walbana wax xaqiiqo cusub ah oo aan horay loo ogeyn lagu arkayo.

Abu Yusuf, Al Amin
Logged
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
GUDNIINKA FIRCOONIGA: Qaybta Wacyi Galinta Dr.Sharbele 0 1723 Last post April 11, 2009, 05:40:21 PM
by Dr.Sharbele
Maxaad Ka Ogtahay Hargabka Doofaarka? Qaybta Wacyi Galinta SomaliDoc 0 432 Last post July 01, 2009, 09:09:54 PM
by SomaliDoc
Suáal: Gudniinka Fircooniga iyo kan Sunniga? Qaybta Su'aalaha Jamaal 1 408 Last post August 29, 2009, 04:31:36 PM
by SomaliDoc
MAXAA KA OGTAHAY Shaqaalihii Caafimaadka ee lagu dilay Soomaaliya 1991 – 2009? Health News and Events Dr.Mahdi 0 149 Last post February 02, 2010, 03:30:20 PM
by Dr.Mahdi
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page July 27, 2010, 10:06:25 AM