Somali Medical Forums
July 29, 2010, 10:19:28 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: PICTURES: Handicap patients in Martini Hospital needs immediate health care
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Shanqarta Caloosha (Bowel Sounds)  (Read 556 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Ahmed333
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Field: public health
Posts: 7



« on: July 02, 2008, 10:17:41 AM »

waan idin salamay salaan kabacdi waxan doonayaa walaala yaal suaal aan doonayo jawaabteeda inaan ogaado run ahantii in badana aan isku dayay inaan ogaado. su aashaydu waxa weeye calooshu hadii ay sanqadho ama guuxdo maxa dhaliya gaarahaan marka la cuno wax fat ku badan yahay oo ay caoolshu samyso san qadh ay dadka kuu dhawoo dhani maqli karayaan fadal iiga soo jawaaba waxa keena guuxaa caloosha waad mahdsantiin wa bilahi taw fiiq. Roll Eyes Roll Eyes
Logged
Dr.Tulip
Sr. Member
****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Female
Location: cairo
Field: medicine
Posts: 197



« Reply #1 on: July 02, 2008, 03:09:28 PM »

walaka qadey walaalo ahmed, waxyabo badan aya kena guuxas waxa kamid ah walaalo ,( Digestion process) ay caloosha cuntad shedayso(camaliyat el hadm) or markay calosha bahantahy ,waxan rajeynaya inan suashadi kaga jawabey walaalo
Logged

Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Suáal: Gaaska caloosha ku dhaca? Qaybta Su'aalaha Somboy 1 840 Last post March 18, 2009, 11:38:03 PM
by SomaliDoc
Bukashada Caloosha (Gastroenteritis) Cudurrada Guud SomaliDoc 0 1027 Last post July 21, 2009, 10:50:35 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Caloosha oo weynaato? Qaybta Su'aalaha Xamdi 2 238 Last post May 26, 2010, 07:11:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan gooryaanka caloosha Qaybta Su'aalaha Abaaayo 3 94 Last post July 22, 2010, 07:35:05 PM
by Abaaayo
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page June 13, 2010, 07:52:39 PM