Hallow Sagal;
I am sorry there is not doctor answered your question, so I will simply give you resources on the web incase you didn't find them yet.
http://www.diabetes.org/type-1-diabetes.jsphttp://www.nlm.nih.gov/medlineplus/ency/article/000305.htmaad bay u badanyihiin meelaha wax ka qoray diabetes type 1, waana run ahaantii cudur aad khatar u ah oo caruurta iyo dadka young ageka ah badanaa ku dhaca, waxaa dhacda in dadkaasi aysan lahayn beta cells of the pancreas, kuwaas oo soo saara insulinta, marka noloshooda dhan waxay u baahanyihiin insulin, dabcan markii 10 sano iyo ka badan uu hayo cudurku waxaa soo baxa complications mostly vascular and autonomic, waxay saamaysaa badanaa sonkortu nervayaasha, kilyaha, iyo retinada indhaha. Dadaal dheeri ah iyo kontorool badan bay u baahantahay, waxaanay la xiriirtaa genetic and environmental factors, hadalkeedu aad buu u badanyahay.
Mawaaqicda ugu fiican oo wax kastoo medical ah laga helayo waxaa ka mid ah mayoclinic, emedicine, iyo medlineplus.
Hadaad soomaali u baahantahay waxaad tagi kartaa frontpageka mawqiceenaan adoo halkaa ka sii galay SD Country, oo xoogaa loogaga hadlay sonkorta iyo qaybeheeda kala duwan iyo habkii loola tacaali lahaa.
Waxaan filayaa inaad ka faa'idaysato meelahaas, wixii kale waxaan rajaynayaa takhaatiir haddii ay jiraan meesha ku jira inay ka jawaabaan,
Ciise Dheere.