Somali Medical Forums
July 29, 2010, 10:16:08 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: VACANCY: HAIDO: Somali Specialists Needed Here...
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Impotence (ED and EP treamant)  (Read 1314 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Askar
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Field: urolgy
Posts: 2



« on: January 10, 2009, 11:21:28 AM »

Waa maxay farqiga u dhaxeeya ED AND PE (Impotence)?
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 522


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: January 10, 2009, 09:15:26 PM »

Waa laba nooc oo ka mid ah howlgabka kacsiga (Impotence) oo kala ah.
Erectile Dysfunction (ED) Kacsi la'aanta
Premature Ejaculation (PE) Biya-baxa dagdagga ah

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan mawduucaan
http://somalidoc.com/smf/qaybta-wacyi-galinta/howlgabka-kacsiga/
SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Askar
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Field: urolgy
Posts: 2



« Reply #2 on: January 11, 2009, 09:40:43 AM »

waxaa jirta in uu kacsi ama baahi  jisi ay jirto marka uu kacsiga imanayo wxaa dhacda in uu guska uu sii fican u soo gaarin qul qulka dhiiga am uu xoog yeelan u soo noqon mid too san waxaa ka lo jira in isla markaasmna ay biyaha ay yimaad qadro ka dib marka maxa igu sharixi kartaa arintaas mise ma jirtaa dawooyin xaajin kara arintaaas biyaha dib u dhiga ka nkara haday jiraaan ma kaalmaati miyaaa misa waa daawooyim hadi la qaato laga caafimadayo waa ku mahafdsantihin sharaxaadii hore
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 522


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #3 on: January 24, 2009, 11:06:00 PM »

Daawenta waxa ay ku xirantahay waxa keenay hawlgabka.
Labada dhib way isla socon karaan wayna kala socon karaan.
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page July 13, 2010, 10:47:33 PM