Dr.Sharbele
Newbie
Points: 0
Offline
Gender: 
Field: Bulsho caafimaad Qabta & Caqli Saliima. . .
Posts: 14
|
 |
« Reply #1 on: April 28, 2009, 10:20:49 PM » |
|
Waa su'aal aad u kooban, balse waxan isku dayeynaa inaan waxaan ka fahanno ka jawaaabo. Qoor-xanuun, garbo-xanuun, madax-wareer iyo markaa howl-qabatid feero-xanuun iyo daal. waxan aad u jeclaan lahayn inaad faahfahin ka bixisid xilliyada uu xanuunka badan yahay, dhinaca uu xanuunka ka bilowdo iyo waqtiyada uu siyaado xanuunku. Calaamadahaas kuwa lamida waxa leh (Heart failure) ama (Angina Pectores) ama (Ischemic Hearts Diseases) oo dhamaantood ay keento markii ay Oxygen-ku ku yaraado wadnaha, ama uu isticmaalkeedu yaraado, waxa inta badan la dareemaa:- - Xanuun dhinaca bidix ee laabta -Xanuun garabka bixid, ka dibna u gudba garabka midig -Xanuun caloosha korkeeda (costal Margin) -Dhabar xanuun -xanuunka oo siyaada waqtiyada Socodka, ama Exercise-ka
Maxa sababa
-Buurnaanta xad-dhaafka ah -Isticmaalka sigaarka ee daran (Heavy Smoker) -Cudurada qaarkood sida, Sonkorowga (DM) ama Dhiig-karka (HTN)
Baaritaan Caafimaad:
dhaqtarka waxa uu diri doonaa si uu hubiyo xanuunkaaga:-
-E.C.G -C. X-ray - U/S
Hadaba si aad u ogaatid, waxad si dhekhso leh ula xiriirtaa, dhakhtar takhasus u leh, cudurada Gudaha gala, faahfaahin dheerad ah inaa uga waranto waa muhim,sida Haddii uu xanuunku ku qabto xilliga hurdada, ama aad hurdada ka toostid xanuun owgii iwm.
|