Somali Medical Forums
September 10, 2010, 11:18:26 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: INFO: If you are working in Somalia, Click here
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Hargabka maxaa lagu daaweeyaa ?  (Read 597 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Raaliyo
Newbie
*

Points: 0
Online Online

Gender: Female
Posts: 23



« on: June 26, 2009, 09:37:48 PM »

SALAMU CALAYKUM;

Walaalyaal waxaan idin weydiinayaa suashaan oo ah maxaa u daawo ah hargabka tan kale haargab baa igu dhacay shan casho buu i hayaa dhibatada i haysa waxaan dareemayaa xabadkayga inuu i xiran yahay markastana waan qufacayaa xab adag
baa iga dhagan laabta oo aan iga soo fuqayn wuxuuna igu abuurayaa riiraxyo badan sankana waa i xiran yahay mar walba dhaqtarka baan u tagay wuxuu isoo qoray dawada la yiraahdo (prednisolone)  waa streroids waxayna igu dhaheen sideed hal mar liq xabadii waa 5mg markaa walalaayaal dawada waan ka shakisanahay iga soo tala bixiya waxa ay tarto. tan kalana maxaan isaga daaweeyn karaa xabka igu dhagan.

Many thanx.
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 535


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: July 01, 2009, 08:40:38 PM »

Cudurrada lagu daaweeyo prednisolone-ka waxaa ka mid ah Neefta iyo Sanboorka.
Hargabka malaha daawo waxaana keeno feyras.
Kaniiniga hadduu yahay 5mg waxaa la qaataa bilawgii 10 ilaa 20mg maalintii, ama hadduu xanuunka aad kuu hayo waxaa la qaataa illaa 60mg maalintii weliba subixii quraacda ka dib.
Kadibne daawada tartiib ayaa loo soo yareeyaa ilaa laga istaajinayo.
Marka haddii aad qaadatid 8 kaniini hal mar waa 40mg.
Maadaama dhakhtar aad xiriir la leedahay daawane kuu soo qoray waxaa habboon in aad la xiriirto wixii kugu soo kordhay iyo wixii isbadal ahba.

SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Maxaa lagu daaweeyaa Ilowshaha / Qalbi camada? Qaybta Su'aalaha Wadaniyada 1 1049 Last post May 26, 2009, 09:49:46 PM
by SomaliDoc
MAXAA LAGU SAMEEYAA HAARAHA WEJIGA MADOOBEEYA??? Qaybta Su'aalaha Saamiya617 1 770 Last post May 26, 2009, 09:56:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daweeyaa Dandruff-ka? Qaybta Su'aalaha Cmqalinle 1 876 Last post July 01, 2009, 08:09:43 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa cudurka dhiig karka? Qaybta Su'aalaha Aadaar 1 450 Last post December 02, 2009, 07:54:39 PM
by SomaliDoc
Quumanka yiridka gala ama Tonsil Stone maxaa lagu daweeya Qaybta Su'aalaha Abdirahman77 0 257 Last post December 16, 2009, 09:49:58 PM
by Abdirahman77
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page Today at 07:44:13 AM