Somali Medical Forums
September 10, 2010, 11:44:16 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: PICTURES: Handicap patients in Martini Hospital needs immediate health care
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Maxaa Sababa Hurdo La'aanta?  (Read 1475 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Cmqalinle
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Field: cmqalinle
Posts: 11



« on: June 08, 2009, 10:37:18 AM »

asalamu calaykum walaal waxa jira dad ka cawda hurdo la,aan wax xanuun kale ma jiro hadaba maxaa sababa hurdo waayida habeenkii
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 535


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: June 12, 2009, 12:03:11 AM »

Dhibaatooyinka hurdada waxa ka mid ah inay seexashadu dhib kugu ahaato, soo-jeedka oo kugu adag ama hurdo la’aanta.

Hurdo la’aanta
Hurdo la’aanta (insomnia) waxa ku jira dhibaato kasta oo ah seexasha la’aan, hurdada oo aan lagu raagi karin ama goor aad u horeysa oo la tooso subixii. Qodobada sababi kara hurdo la’aanta waxa ka mid ah:
• Cudur
• Dareen murugo ah
• Walaac/Isqu buuq
• Kafeyn
• Khamri ama maandooriyeyaal
• Dawooyinka qaarkood
• Sigaar-cabis badan
• Caadooyin hurdo oo xun sida:
  - Maalintii oo si gaaban loo seexdo
  - Seexashada meel uu ku badan yahay iftiin ama qaylo
  - Goor hore oo la seexdo
  - Wakhti badan oo lagu soo jeedo sariirta
Haddii ay suurogal tahay isbeddel ku samee qodobada laga yaabo inay kuu keenayaan hurdo la’aanta. Kala hadal dhakhtarkaaga haddii seexashadu dhib kugu tahay wax ka badan 3 habeen todobaadkii gudaha hal bil.
Sameyso wakhti hurdo oo joogto ah.

SomaliDoc
Iska yaree kafeynta iyo sigaarka.
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Maxaa Sababa Cudurka Iskitsoofiriiniyada? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 1 1653 Last post April 27, 2008, 11:52:29 PM
by Mahadgurey
Maxaa sababa kabaabka? Qaybta Su'aalaha Nasra 4 1202 Last post January 28, 2009, 08:28:57 PM
by SomaliDoc
MAXAA SABABA VITAMIN D YARAADA Qaybta Su'aalaha Raaliyo 1 693 Last post July 08, 2009, 07:58:35 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena xasuus la aanta? Qaybta Su'aalaha Aadaar 1 536 Last post December 08, 2009, 10:38:25 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Hurdo la'aan iyo Hurdo yari? Qaybta Su'aalaha Cadceed 1 108 Last post July 17, 2010, 05:39:06 PM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page September 02, 2010, 09:46:22 AM