Somali Medical Forums
July 29, 2010, 10:17:48 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: DISCUSSION: Does Teething Cause Diarrhea?
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Su'aal: Malaariyada qalal ma sababi kartaa?  (Read 115 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Kuluu
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Posts: 7



Email
« on: January 31, 2010, 07:52:06 AM »

Su'aashaydu waxa weeye cudurka malaariyada qalal ma sababi karaa?  
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 522


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: February 01, 2010, 08:38:37 PM »

Malaariyada markay halis noqoto waxay keentaa dhawr waxyaabood oo si degdeg ah u dili kara qofka.
Waxyaabahaas halista ah waxaa ka mid ah qalalka.
Waxay malaariyada nooceeda loo yaqaano P.Flaciparum ay keentaa "Cerebral Malaria" oo ah malaariyada maskaxda.
Waxaa calaamadaha cudurkaan ka mid ah: qalal, miir-daboolmis, dabeecad duwan iyo dhibaato maskaxeedba.

Fikrad ka qaado cudurka Duumada
http://www.somalidoc.com/smf/cudurada-guud/malaariyada-(duumada)/
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Malaariyada (Duumada) Cudurrada Guud Dr.Mahdi 0 1065 Last post January 31, 2007, 02:12:15 PM
by Dr.Mahdi
Hal kaniini ayaa ku filan malaariyada!! Health News and Events Dr.Mahdi 0 328 Last post March 01, 2007, 07:08:35 PM
by Dr.Mahdi
Sidee waqtigaaga uga miro dhalin kartaa? Fresh Students Munim 3 921 Last post July 27, 2007, 08:31:45 PM
by Munim
Kolba-aariyada makeeni kartaa inay maskaxda waxyeesho? Qaybta Su'aalaha Barkhat 3 739 Last post May 29, 2009, 08:18:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha Qaybta Su'aalaha Barkhat 5 493 Last post October 05, 2009, 08:32:31 PM
by Burhaan
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page July 26, 2010, 03:57:43 PM