Somali Medical Forums
July 29, 2010, 10:16:56 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: PICTURES: Handicap patients in Martini Hospital needs immediate health care
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Maxaa lagu daaweeyaa Ilowshaha / Qalbi camada?  (Read 981 times)
0 Members and 2 Guests are viewing this topic.
Wadaniyada
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Female
Posts: 8



« on: May 25, 2009, 12:23:22 PM »

asc walaal

walaal waan idin salaamay baacda salaan waxaan rabaa inaad iga jawaabtaan ssuashan idinkoo mahadsan

walaloyaal maxaa lagu daaweeyaa       ilowshaha  ama qalbi camada

waayo ilowshiyahygaa aad u badan

maxaa keena maxaa u sababa maxaase dawadiisa ah walaaloyaal

jawaab wanaagsan ayaan idinka sugayaa insha'laah

waad mahadsantihiin

w/w//w
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 522


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: May 26, 2009, 09:49:46 PM »

Ilowga ama hilmaanka waxaa keeni karo waxyaabo badan oo cudur ka mid yahay.
Hilmaanka waxuu noqon karaa wax iska caadi ah oo muddo gaaban heyn karo qofka iyadoo ka imaan karo xaaladda uu ku suganyahay markaa sida "Diiqada" oo kale.
Hilmaanka & Ilowga wuxuu noqdaa cudur markii qofku uu la kulmo dhibaatoo caafimaadeed sida cudurrada "Parkinson's iyo Alzheimer's".
Ilowshaha wuxuu ku bilaaban karaa qofka dhibaato jug ah oo qofka dhinaca maskaxda ka soo gaarto ama dhibaato xag nafsaani ah.

Marka si loo ogaado dhibaatada heyso qofka nooceeda iyo heerka ay gaarsiisantahay waxaa loo baahanyahay wareysi iyo baaritaan dheeraad ah.

SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
MAXAA LAGU SAMEEYAA HAARAHA WEJIGA MADOOBEEYA??? Qaybta Su'aalaha Saamiya617 1 713 Last post May 26, 2009, 09:56:12 PM
by SomaliDoc
Hargabka maxaa lagu daaweeyaa ? Qaybta Su'aalaha Raaliyo 1 537 Last post July 01, 2009, 08:40:38 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daweeyaa Dandruff-ka? Qaybta Su'aalaha Cmqalinle 1 823 Last post July 01, 2009, 08:09:43 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa cudurka dhiig karka? Qaybta Su'aalaha Aadaar 1 390 Last post December 02, 2009, 07:54:39 PM
by SomaliDoc
Quumanka yiridka gala ama Tonsil Stone maxaa lagu daweeya Qaybta Su'aalaha Abdirahman77 0 230 Last post December 16, 2009, 09:49:58 PM
by Abdirahman77
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page Today at 12:01:53 AM