Somali Medical Forums
September 03, 2010, 07:41:14 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: DISCUSSION: Does Teething Cause Diarrhea?
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: MAXAA LAGU SAMEEYAA HAARAHA WEJIGA MADOOBEEYA???  (Read 759 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Saamiya617
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Posts: 1



Email
« on: May 26, 2009, 07:38:57 PM »

DHAMAANTIIN WAAN IDIN SALAAMAY
INTAA KA BACDI WAXA IGU DHACAY AMA AAN YEESHAY HAARO
WEJIGA AH WAANA MUDO LABA SANO AH INTAY IGU YAALEEN
CALAAMADOODUNA WAA SIDATAN LAGASOO BILAABO ISHA HOOSTEEDA
ILAA SANKA HALKA LA GUDBOON AYAAN KU YEESHAY HAAR HADOW AMA
BAR WEYN WELIBA WAA LABADA DHINAC EE WEJIGA
WAXAADNA MOODAA INAY SII KORDHAYAAN MAXAAN KU SAMEEYAA
MAXAASE KEENA?HuhHuhHuhHuhHuhHuhHuhHuhHuhHuhHuhHuhHuhHuhHuhHuhHuhHuh
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 535


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: May 26, 2009, 09:56:12 PM »

Walaal Saamiya waxaan kugu la talinayaa in aad u tagto dhakhtar ku takhasusay cudurada maqaarka si loo arko haarada aad ka cabanayso maadaama cudurrada maqaarka lagu garto arkid ayana isku wada ekaan karaan.

SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Maxaa lagu daaweeyaa Ilowshaha / Qalbi camada? Qaybta Su'aalaha Wadaniyada 1 1038 Last post May 26, 2009, 09:49:46 PM
by SomaliDoc
Hargabka maxaa lagu daaweeyaa ? Qaybta Su'aalaha Raaliyo 1 585 Last post July 01, 2009, 08:40:38 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daweeyaa Dandruff-ka? Qaybta Su'aalaha Cmqalinle 1 864 Last post July 01, 2009, 08:09:43 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa cudurka dhiig karka? Qaybta Su'aalaha Aadaar 1 445 Last post December 02, 2009, 07:54:39 PM
by SomaliDoc
Quumanka yiridka gala ama Tonsil Stone maxaa lagu daweeya Qaybta Su'aalaha Abdirahman77 0 251 Last post December 16, 2009, 09:49:58 PM
by Abdirahman77
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page August 21, 2010, 01:38:09 PM