Somali Medical Forums
January 08, 2009, 07:44:37 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: VIDEO: Medical doctors graduated in Somalia
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Shuruudaha Su'aal Waydiinta  (Read 368 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Dr.Mahdi
Administrator
*****

Points: 60
Online Online

Gender: Male
Age: 27
Location: Sudan
Field: Medicine
Posts: 475


Towards a better peaceful and healthy life!

405976995 doctormahdi@hotmail.com doctormahdi@yahoo.com
WWW
« on: May 17, 2008, 11:45:03 PM »

Salaan Ka Dib, dhamaan xubanaha doonaya in ay halkaan ka soo gudbiyaan su'aalahooda waa in ay la socdaan shuruudaan hoos ku qoran:
1- Su'aashaada inta aadan soo gudbin la soco in aan laga jawaabin ama aan laga hadlin hada ka hor. (Halkaan Riix)
2- Su'aashaada waa in ay ahaato mid aqoon kororsi iyo la talin ku saabsan.
3- Su'aashaada waa in aysan ahayn mid qofku ku doonayo in uu ogaado cudurka hayo ama daawada la rabo inuu qaato.
4- Su'aashaada waxaa looga jawaabayaa muddo usbuuc ah ugu badnaan.
Logged

“you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.7 | SMF © 2006-2008, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page December 13, 2008, 01:07:44 AM