Somali Medical Forums
September 10, 2010, 11:21:06 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: PICTURES: Handicap patients in Martini Hospital needs immediate health care
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Su'aal: kiniinka Artane ku saabsan?  (Read 284 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Barkhat
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Posts: 13



Email
« on: October 06, 2009, 09:12:17 AM »

asc bacda salaan waxa la ii qoay laba dawo intaan xanuunsaday waxayna kala ahaayeen haloperidol iyo amitriptyline waxana la ii raaciyay artane waxana u isticmaali jiray sidatan
haloperidol xabad habeenkii ah   1*1
amitriptyline xabad habeenkii ah 1*1
artane        xabad habeenkii ah 1*1
ka bacdi waxba waan iskaga garan waayay ka bacdina waxaan ku darsaday laba xabo oo artane ah
oo aan galabtii liqo waxa igu kaliifayna waa sidatan
markaan labada midh is raaciyo waxaan dareemayaa farxad iyo murugadii oo iga tagta,
markaa waxaad ii sheegtaan miyuu artane-kaasi waxyeelo u keenayaa naftayda iyo waxtarka dawada kale ee la ii qoray runtiina kama maarmi karo oo waxaan ka dhigtaa kaalmaati, mahadsanidiin. wsc
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 535


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: October 06, 2009, 11:28:15 PM »

Daawada Artane (trihexyphenidyl) waxaa loo isticmaalaa cudurka Parkinson, laakiin waxaa adiga laguugu qoray ayaan u maleynayaa in uu dhimo dhibaatada ka dhalanaysa daawada Haloperidol-ka, dhibaatooyinkaas oo ka mid ah, murqo xanuun, muqo adeeg, caajis, welwel iyo tabardarri.

Waxaa habboon in aad hubiso daawada haloperidol-ka qiyaasteeda inta aad siyaadin laheed daawadaan Artane.

Midda kale daawadaan haddii aad iska badiso waxay leedahay dhibaatooyin badan oo ay ka mid tahay qallal iyo miir daboolmid.


Talo: daawo dhakhtar uu kuu soo qoray wax haka badalin.

SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Su'aal ku saabsan kaadi ku dhaga (BPH) Qaybta Su'aalaha Aiman 1 1031 Last post May 16, 2008, 06:15:54 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan wax xafid la'aanta Qaybta Su'aalaha Mahamoud 2 1671 Last post October 19, 2009, 09:16:07 AM
by Maqbuul
Su,aal Ku saabsan Dhega xanuunka ? Qaybta Su'aalaha Dr.Barkhadle 1 331 Last post September 29, 2009, 11:11:27 AM
by SomaliDoc
Su,aal ku saabsan DNA Qaybta Su'aalaha Ibnu kacb 2 281 Last post October 20, 2009, 05:58:00 PM
by Ibnu kacb
Su'aal ku saabsan luqunta ama mergiyada? Qaybta Su'aalaha Barkhat 3 370 Last post January 04, 2010, 08:27:48 PM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page August 07, 2010, 05:16:01 AM