Somali Medical Forums
July 29, 2010, 10:33:24 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: DISCUSSION: Does Teething Cause Diarrhea?
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Su'aal: Waa Maxay Cudurka Chlamydia?  (Read 562 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Ifraax
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Female
Field: hzvnn
Posts: 9



« on: July 31, 2009, 03:54:09 PM »

Asc dhamantiin
 
Wax aan doonay in la iga jawaaba su aasha hadii ad awoodan fadlan

Su aasheyda  wax weeye cudurka la hiyaahdo Chlamydia. Hadi la iska daaweeyo malaga ayaaba in uu soo noqdo Markii la dheemeesto doxycyclin 100 mg 7 malmood?
 
Fadlan iga so jawab hadii ad awoodan Mahadsanid


Logged
Dr.Sharbele
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Field: Bulsho caafimaad Qabta & Caqli Saliima. . .
Posts: 14



« Reply #1 on: August 01, 2009, 02:08:16 PM »

 Chlamydia wuxu inta badan ka mid yahay cudurada laysugu gudbiyo galmada Sexual Transmitted Disease (STD), sidoo kale waxa laga heli karaa Dermis-ka, 

Chlamydia waxa lagu daaweyn karaa Antibiotics, muddo gaaban ilaa hal asbuuc ayaana looga dawoobaa. inuu cudurkaan soo noqdo marlabaad waxay ku xirantahay Personal health-ga qofka, iyo habka ay ugu gudubdi karto, haddii markale qof cudurkn Active ku yahay u golmoodo, sidoo kale waxa laysugu gudbin karaa in la wadaago dharka hoos-gashiga.
Logged
Ifraax
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Female
Field: hzvnn
Posts: 9



« Reply #2 on: August 02, 2009, 01:07:45 AM »

Mahad sanid Dr

Hadii eyqaatan dawada  Labada qofba  1 week

Malaga yabaa hadan in oo soo noqdo cudurka
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 522


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #3 on: August 05, 2009, 11:44:58 AM »

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurka Chlamydia
http://somalidoc.com/smf/cudurada-guud/muxuu-yahay-cudurka-chlamydia/

Midda kale cudurka haddii ka bogsoodo qofka wuu ku soo laaban karaa, laakiin waxaa muhiim ah in cudurrada noocaan ah wadajir loo daaweeyo (lamaanaha)

Mahadsanid
SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Muxuu Yahay Cudurka Chlamydia? Cudurrada Guud SomaliDoc 0 1896 Last post April 24, 2008, 04:15:08 PM
by SomaliDoc
Waa maxay cudurka (Prurigo Nodularis)? Qaybta Su'aalaha Saiid6666 1 3448 Last post January 15, 2009, 09:38:22 PM
by SomaliDoc
Waa maxay cudurka leucopenia? Qaybta Su'aalaha Saiid6666 1 879 Last post January 18, 2009, 11:52:03 PM
by SomaliDoc
Suáal: waa maxay cudurka Ulserka? Qaybta Su'aalaha Mataan 1 260 Last post September 29, 2009, 11:12:50 AM
by SomaliDoc
Suáal: Waa maxay cudurka (Peripheral Neuropathy) Qaybta Su'aalaha Saiid6666 1 272 Last post October 06, 2009, 11:47:57 PM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page Yesterday at 11:19:00 PM